Jaaliyadda Leicester oo tacsi u diraysa qoyska reer Mohamed Farah Jawali

August 29, 2016 - Written by Editor

tacsi4Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan qoyska reer Mohamed Farah Jawali iyo weliba gaar ahaan walaal Jaamac Mohamed Faarah Jawali oo walaalkii Ibraahim Mohamed Faarah Jawali uu ku geeriyooday shalay dalka Sacuudiga waxaana Alle uga baryayaan  in Alle janadiisa firdowsa geeyo qoyskii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodayna Sabar iyo iimaan ka siyo Aamiin….Amiin

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool
magaalada Leicester,UK, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online