Kulan Cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasada EMA oo ka socda Stockholm

August 6, 2016 - Written by Editor

13900856_10157152569495262_1549829294_nStockholm:-Kulan cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Musasat EMA oo cinwaankiisa uu yahay Bulsho Isku Duuban ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden waxaa uu soconayaa 3 cisho, 5 ilaa 7 Aug 2016 .
Kulan cilmeeyaadka ka socda magaalada Stockholm ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah.
1-Sh Maxamed Idriis
2-Sh Dr Haaruun Sh Hussen
3-Sh Abdiraxmaan Abyad
4-Sh Maxamed Sh Abdiwali
5-Sh Abdi wali Xaji Yuusuf.
Kulun cilmiyeedka ayaa waxaa ay culumada ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan oo ay ka faa,ideysteen dadweynihii ka soo qeyb galay .

Jadwalka kulan cilmiyeedka ka socda magaalada STOCKHOLM waa sidaan:

Musast Ema Stockholm
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online