Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland oo Shirjaraa,id ku qabtay Gaalkacyo. (Dhageyso)

August 28, 2016 - Written by Editor

Camay1Gaalkacyo:-Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa waxaa uu maanta Shirjaraa,id uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana uu faahfaahin ka bixiyey xeerar ay Soo saartay Puntland oo ku aadan adkeynka amaanka guud ee Puntland.

Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Cameey ahna Ku Simaha Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Xeerar ay soo saareen aysan cidna ugu dan lahayn wuxuuna sheegay cidii ka hortimaada awaamirtaas ay la mid yihiin kooxaha caadeystay daadinta iyo dilka shacabka Soomaaliyeed .

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in aanay Puntland cidna marti uga noqon doonin in ay sugato Amnigeeda isaga oo digniin u diray Ganacsato reer Puntland ah oo eeganaya danahooda gaarka ah.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online