Madaxweyne hore ee dowladda Puntland Dr.Faroole oo beeniyay in uu ciidamo AMISOM ah dalbaday.[Dhagayso]

August 3, 2016 - Written by Editor

faroole-fadhiya-600x331Nairobi:-Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa been abuur ku tilmaamay inuu ka codsaday taliska ciidanka AMISOM iyo weliba Xafiiska Qaramada Midoobay ciidamo gaar ah oo suga amaankiisa arrinkaas oo saxaafadda soomaalida qaarkood ay qoreen. Madaxweynihii hore ee dowladdaPuntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa waxaa uu ka mid yahay siyaasiyiinta u sharaxan xilka Madaxweynanimada dalka Soomaaliya oo dhawaan la qaban doono. Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa waraysigaan gaarka ah la yeeshay Tifaftiraha webka Faaqidaad.com Wariye Shiine Culey.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynihii hore ee dowladdaPuntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole

[audio:https://halgan.net/Mp3/Dhageyso-Faroole-Pl_.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online