Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo gaaray Gaalkacyo.[Dhagayso]

August 22, 2016 - Written by Editor

cameyGaalkacyo:-Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland  Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ,Saraakiil ciidan iyo  wafdi wasiiro  ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland  Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar ayaa ka tacsiyeey qaraxii ay shacabka Gaalkacyo kula bartil maam sadeen kooxda Al-shabaab, qaraxaas oo dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen halka kuwa kalena uu ka soo gaaray dhaawacyo.

Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland  Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa shacabka ugu baaqay in ay adkeeyaan amnigooda ayna la shaqeeyaan ciidamada amniga si looga hortago wax walba oo nabadgelyo daro keeni kara.

Hoos ka Dhagayso Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland  Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay.

  Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online