Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray Baraawe.
(August 28, 2016)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ay gaareen Degmada Baraawe oo ah xarunta maamulka Koofur
Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland oo Shirjaraa,id ku qabtay Gaalkacyo. (Dhageyso)
(August 28, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha ku Xigeenka Puntland Eng C/Xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa waxaa uu maanta Shirjaraa,id uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana uu faahfaahi
Ciidanka DFS iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Deegaanka Suriya ee gobalka Gedo
(August 27, 2016)
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal uu dhexmay ciidanka DFS ee gobalka Gedo iyo Al-Shabaab waxaan uu dagaalka xoogiisa ka dhacay deegaanka Suriya ee Duleedka De
Madaxweynaha dawladda Puntland oo dalka Turkiga kulamo kula qaatay masuuliyiin sar-sare.[Masawiro]
(August 27, 2016)
Bursa:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga  magaalada Bursa ee dalka Turkiga ee aynu walaalaha nahay ayaa waxaa uu masuuliyiinta wasaaradaha waxbaras
Madaxweynaha DFS oo Nairobi kaga qeyb galaya Shir Madaxeedka 6-aad Iskaashiga Afrika iyo Japan (TICAD)
(August 26, 2016)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedka 6-aa
Gen. Gaafow oo ka hadlay weerarkii Banaadir Beach.[Dhagayso]
(August 26, 2016)
Muqdisho:-Sagaal qof ayaa ku dhimatay weerarkii xalay ay maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadda Banadir Beach Club ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa iskugu jiray qarax iyo maleeshi
Qasiidatu Abu al-Baqaa’ al-Randi fi Ratha’i al-Andalusi Sh Dr Cali Maxamed Saalix (Daawo)
(August 26, 2016)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Qasiidatu Abu al-Baqaa' al-Randi fi Ratha'i al-Andalusi waxaana si qoto dheer u sharxaya Sheekh Dr Dr Cali Maxamed Saalix . Hoos ka Daawo Qasiidatu Abu al-Baqaa'
Al-shabaab oo caawa weeraray Makhaayada Banaadir Beach ee magaalada Muqdisho
(August 25, 2016)
Muqdisho:-Waxaa caawa kooxda ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Baar ku yaal xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho oo dad shacab ah ay ku caweynayeen iyagoo marka hore  qarax ku weeraray k
Madaxweynaha Puntland kulan la qaatay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga (Masawiro)
(August 25, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Itoobiya ayaa maanta 25 Agoosto, 2016 gaaarey magaalada Istaanbuul ee xarun
Mu’asasada Al-minhaaj oo Nadwo diini ah magaalada Carmo ku soo gabagabaysay.[Masawiro]
(August 25, 2016)
Carmo:-Waxaa magaalada Carmo habeenimadii  Axada ahayd lagu soo gabagabeeyey Nadwo ka socotay maalmihii lasoo dhaafay magaalada laguna qabtay Masaajidka Al- Taqwa. Nadwa Cilmiyeedkaan diniga ah ayaa

« Previous PageNext Page »