Wareegto lagu amray in Badeecooyinka ka yimaada Koonfurta Soomaaliya lagu dejinayo Gaalkayo
(August 25, 2016)
Gaalkacyo:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng.Cabdi xakim C/llaahi Cumar Camey ayaa lagu mamuucay baaburta qaadka , Badeecooyinka kala duwan sidda Xoolah laga
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Galkacayo.[Masawiro]
(August 24, 2016)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafdi uu hoaaminayo ayaa maanta  Aug 24, 2016 socdaal ku tagay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana
Gaalada iyo Gaalkacyo Ma wax baa isu galay ?W/Q:-Sh. Axmed Cabdisamad
(August 23, 2016)
Usaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda. Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab w
Jaamacadda Bariga Afrika iyo Jaamacadda Caalamiga ee Africa oo heshiis kala saxiixday (Masawiro)
(August 23, 2016)
Boosaso:-Waxaa maanta si wada jir ah heshiis ugu kala saxiixday magaalada Garowe maamulka Jaamacadda Bariga Afrika iyo Masuuliyiin ka socotay Jaamacada caalamiga ah ee Afrika( Intertanional University
Shirweynihii 14aad ee Golaha Shuurada Albayaan oo ka dhacay magaalada Johannesburg (Masawiro)
(August 23, 2016)
Johannesburg:-Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 21/08/2016, lagu soo gaba gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika Shirweynihii 14aad ee Golaha Shuurada Albayaan, kaasoo soconayay muddo
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo gaaray Gaalkacyo.[Dhagayso]
(August 22, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland  Eng.C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ,Saraakiil ciidan iyo  wafdi wasiiro  ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxwayn
Madaxweynaha dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey shacabkii lagu laayey Gaalkacyo
(August 22, 2016)
[singlepic id=34294 w=900 h=800] M_M_Deeq Halgan.net
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hudaa ee Helsinki Sh Maxamed Idiris.[Video]
(August 21, 2016)
Helsinki:-Waxaa khudbadii Jimcaha Masjidk Al-hudaa ka soo jeediyay Sh. Maxamed Axmed Idiris waxaan uu Sheekhu uga hadlay Imaanka sidee u ilaasanaa iyo sidda qofka Muslinka ah ay u haboon tahay in uu k
Ra’iisul wasaaraha DFS oo cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(August 21, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaa
Madaxweynaha DFS oo cambaareeyay weerarkii waxashnimo ee argagixisada ay ka fuliyeen Gaalkacyo
(August 21, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku habsadey awgeed ay doonayaan inay gummaadka sh

« Previous PageNext Page »