Qoyska reer Keenadiid oo ka tacsiyeynaya geerida Eng Ceydaruus Cismaan Keenadiid

August 16, 2016 - Written by Editor

tacsi4Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun Haddii aan nahay qoska reer Keenadiid Waxaan si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynaynaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Adeer Eng Ceydaruus Cismaan Keenadiid oo saaka ku geeriyooday magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland.

Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafimayo waqtigii Eebbe u qoray waxaan Allaahna abuurtay ka baryeynaa kana rajaynayaa inuu Jannatul fardowsa ka waraabiyo, INNAGANA uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin yaa Rabbi.

Waxaa si gaara howlwadeenada Halgan.net ugu tacsiyeynaynaa Ilmo Ceydaruus Cismaan Keenadiid waxaan alle uga baryeynaa in uu sabar ku irsaaqo

Aamiin yaa Rabbi.

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online