Sh.Mukhtaar Axmed Faarax oo uga digay shacabka Garoowe Bandhig heeseed baaqna u diray Bulshada.[ Video]

August 7, 2016 - Written by Editor

GAROWE2Garoowe:-Culimo’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ayaa weli waxaa ay wadaan in bulshada ku dhaqan Garoowe iyo guud ahaan Puntland ay uga digaan Bandhig heeseed la doonayo in lagu dhaawac akhlaaqda diinta suuban ee islaamka oo si cad u xaaraantimaysay heesaha.

Bandhigaan dhaqan xumada ah ayaa waxaa wada koox fanaaniin Qurbo joog ah oo dibada laga keenay kuwaas oo lagu casumay xafladii dowladda Puntland ay u qabtay 18 guuradii ka soo wareegtay markii la yagleelay Puntland waxaan howshaas wada qaar ka mid ah masuuliyiinta ugu saraysa ee Puntland.

Sh.Mukhtaar Axmed Faarax ayaa mar kale ugu baaqay bulshada reer Garoowe , in ay si deg deg ah u joojiyaan bandhig faneedkaas xaaraanta ah oo diinta wax u dhimaya oo lagu luminayo dhalinyarada bulshada u ah umada.

Hoos ka daawo Sh.Mukhtaar Axmed Faarax oo fariin u diray Madaxda Dowlada iyo Shacbiga Puntland

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online