Sidee loo helaa hogaan wanaagsan iyo bulsho caafimaad qabta.[Daawo Video]

August 5, 2016 - Written by Editor

20Nairobi:-Waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Siminaarkii looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta waxaana siminaarkaas soo qaban qaabiyey Musasada Isxaan .

Siminaarka looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta ayaa waxaa ka qeyb galay culumada kala ah.

1-Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad
2-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
3-Sheekh Cabdulqaadir Boobe
4-Sheekh Maxamuud Abuu Sheyba.

Culumada ka qeyb gashay Siminaarka looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta ayaa waxaa ay ka jeediyeen muxaadarooyin Muhiim ah kuwaas oo taabanayey qaabka iyo sifaadka bulsho caafimaad qabta.

Hoos Ka daawo qaabka loo dhiso Bulsho Wanaagsan Sh Maxamed Cabdi Umal

Khatarta ku wajahan Bulshada wanaagsan Sh Maxamuud Abu Sheyba.

Tilmaamaha Bulsho Wanaagsan Sheekh C/qaadir Boobe

Hogaanka Bulshada Wanaagsan Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online