Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo bandhigay 160 Tahriibiyaal ah oo howl gal ay ku qabteen.[Dhagayso]

August 11, 2016 - Written by Editor

aa-150x150Boosaaso:-Taliska ciidanka Booliska gobolka Bari ayaa maanta waxaa ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku soo bandhigeen in ka badan 160 tahriibayaal ah oo isugu jirey rag iyo dumar waxaan ay ciidanku tahriiba yaashaan ay ka qabteen deegaanka Mareero ee Gobolka Bari.

Tahriibayaash ayaa waxaa la soo qabtay xili ay doonayeen in si dhuumalaysi ah ay uga tahriibaan xeebaha gobolka bari si ay ugu gudbaan dalalka Liibiya , Yeman  si ay ugu sii tahriibaan Yurub taas ay kala kulmaan silic iyo in naftooda ay ku waayaan.

Hoos ka Dhagayso Idaacadda Radio Daljir oo warbixin ka diyaarisay tahriibayaashaan la qabtay

[audio:http://www.radiodaljir.com//resources3/files/Warbixinta%20Tahriibayaasha%20Xasan%20Heykal%20Bosaaso%20.mp3]

Halkan ka Dhagayso MP3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online