Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug waxaan soo saarnay amaro lagu xaqiijinayo nabadgelyada Gaalkacyo.[Dhagayso]

August 15, 2016 - Written by Editor

3Gaalkacyo:-Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in amaro ay ku soo saareen dhalinyaro wareejina Alaabo iyo weliba shaqaalaha ka shaqeeya Hoteeladda ku yaal magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon ayaa sheegay in ciidanka amaanka la siiyey amaro ku saabsan in ay sugaan amaanka si loo ilaaliyo xaqiijinta nabadgelyada.

Hoos ka Dhagayso Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon

Halkaan ka Dhagayso MP3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online