War Murtiyeed Laga soo saaray Shirka Madasha Qaran oo ku soo idlaaday Muqdisho.
August 9, 2016 - Written by Editor
Muqdisho:-Shirarkii Madasha Wadatashiga Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa lagu soo gaba-gaboobay magaalada Muqdisho waxaana laga soo saaray qodobo kala duwan oo muhiima waxaana ka mid ah arimaha Siyaasada ,haweenka xiliga kala guurka doorashada 2016.
Hoos ka Akhriso War Murtiyeed Laga soo saaray Shirka Madasha Qaran ee ku soo idlaaday Muqdisho[nggallery id=1751]
Halgan.net
Muqdisho

.gif)

