Wararkii ugu dambeeyey ee Garoonka diyaaradaha ee Galkacyo.[Dhagayso]

August 6, 2016 - Written by Editor

diyaaradGaalkacyo:-Maamulka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wararkii saaka soo baxay ee ahaa in Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ay qabsadeen ciidamo ka yimid magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yusuf Saciid C/raxmaan Yuusuf Dhagawayne oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Garoonka ayaa sheegay in aan la qabsan garoonka, waxaana uu sheegay in amnifga garoonka ay gacana ku hayaan Ciidanka Difaaca dawladda Puntland.

Hoos ka Dhagayso Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yusuf Saciid C/raxmaan Yuusuf Dhagawayne

[audio:http://radiodaljir.com/resources3/files/DHagayweyne.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source Radio Daljir

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online