Wareysi Gaas: Doorashada dib ayey u dhacday.[Dhagayso]

August 5, 2016 - Written by Editor

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa idaacadda VOA usheegay in dib loo dhigay doorashadii Madaxda Soomaaliya iyo hay’adaha dawlaiga ah ugu yaraan laba bilood oo kale.

Waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in inkastoo aysan madaxdu isla gaadhin heshiis kama dam bays ah laakiin uu aamisan yahay in qorshaha doorashooyinka lagu dhammaystiri karo laba bilood. Gaas ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ka socdo shirka hoggaamiyayaasha Madasha Qaranka, kaasi oo la filayo in laga soo saaro go’aanno quseeya doorashada.

Gaas ayaa u warramay weriyaheena Falastiin Axmed Iimaan oo ugu horrayn weydiisay waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxda dalku shirararkii maalmahan uga socday Muqdisho.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/08/05/3e807d60-5c36-4e0f-9123-daf174f2bb7f.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online