Banaanbaxa looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya deegaanada Puntland oo ka dhacay Garoowe.[Cod/Masawiro]

September 15, 2016 - Written by Editor

img_04921-800x533Garoowe:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland banaan baxyo ka dhan ah dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya magaalooyina waaweyn ee ka mid ah Puntland gaar ahaan Garoowe iyo Boosaaso. Banaanbaxaan ka dhacay magaalada Garoowe ayaa waxaa cod dheer ku sheegeen in loo baahan yahay in dadka Itoobiyaanka ah laga saaro dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan deegaanada Puntalnd si looga hortago in dhulka ay degaan dadka Itoobiyaanka ah maadaam laga joojiyey tahriibkii ay ku aadi jreen dalka Yeman.


Hoos ka Dhagayso warbixin Radio daljir ka diyaariyey banaanbaxa looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya deegaanada Puntland

[audio: http://radiodaljir.com//resources3/files/Warbixinta%20Bananba%20Garoowe%20By%20Cabdi%20Xakiiin%20Xusein.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online