Britain oo Walaac ka Muujisay Go’aanka madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo (Dhageyso)

September 16, 2016 - Written by Editor

siilaanyoHargeysa,:-Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore loo qoondeeyay inay mar wada qabsoomaan horraanta sannadka dambe.

Sida lagu sheegay warmurtiyeed ka soo baxay Xafiiska dawladda Britain ku leedahay Hargeysa, waxa lagu tilmaamay in go’aankaasi uu wiiqi karo kalsoonidii lagu qabay dimuqraadiyadda Somaliland. Hase ahaatee, madaxtooyada Somaliland ayaa hore go’aankaa ugu tilmaantay mid ka turjumaya danaha dalka.

Waxa warbixintan magaalada Hargeysa ka soo diray Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/09/16/3dd3b86c-040d-4808-aa7d-593b52f4e9d6.mp3]

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online