Culimada oo ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka Islamarkaana fariin u diray Odayaasha dhaqanka iyo Madaxda Soomaalida.[Dhagayso]

September 24, 2016 - Written by Editor

culimoGaroowe:-Maalintii shalay ayaa culimada Soomaalyeed ee ku nool magaalada Garoowe waxaa ay khudbooyinkii Jimce ay uga hadleen masuulyadda Alle saaray qofka Madaxda ah iyagoo aad ugu dheeraaay doorashooyinka 2016 iyo madaxnimada loo kala ordayo rag iyo dumarba oo kuwa wax raadsanayna aysan ehel u ahayn in ay umada madax u nqodaan.

Culimada ayaa waxa ay hadleen Masaajiidaa ku yaal Garoowe waxaan ay baaq u direen umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Issimada ,ganacsata, Culimada, Madaxda Maamulada dalka ka jira iyo Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodii uu dhaamaaday in dadka la soo dooranayo xilalka loo dhiibayo laga fiirsado oo aysan noqon kuwa aan lahayn hogaanimo waxna aan ka aqoon Shareecadda Islaamka.

Ugu danbayntii culimada ayaa ka digay in Xildhibaano ama madax laga dhigto kuwo aan Alle aqoon ahna Khaa’imiin dalka iyo dadkaba iibsada culimada wacdida diniga jeediyey ayaa waxaa ka mid ah:-

(1) Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf
(2) Sh Cabdi Waaxid Xaashi
(3) Sh Suldaan Cabdiqani Qorane
(4) Sh Mukhtaar Axmed Faarax
(5) Sh Axmed Cabdi Samad

Hoos ka Dhagayso wacdigii iyo Dardaarankii Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/09/Kgudbadii-Sh-Maxamuud-Xaaji-Yuusuf.mp3]

Hoos ka Dhagayso wacdigii iyo Dardaarankii Sh Cabdi Waaxid Xaashi.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/09/Sh-Cabdi-waxid-Xaashi-Khudbo-Somali.mp3]

Hoos ka Dhagayso wacdigii iyo Dardaarankii Sh Suldaan Cabdiqani Qorane.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/09/Khud-badaii-Jumcada-Hudaa-Sh-Suldan-Cabdi-Qani-Qorane-2016-9-23.mp3]

Nuur Jaamac Aadam
Alminhaaj Puntland

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online