Hay’adda Ixsaan oo qabatay Nadwo ku saabsan Xajka. [Daawo]

September 5, 2016 - Written by Editor

xajHay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxa ay qabatay nadwo ku saabsan xajka Nadwadan oo ay soo qaban-qaabisay qeybta masaajiddaa ee hay’adda Ixsaan ayaa waxaa looga hadlayey tiirka xajka ee dhawaan la gudan doono, haddii Illaahay idmo.

Sh. Maxamed Cabdi Umal iyo Sh. Cabdulqaadir Boobe ayaa wadaagayey qodobada looga hadlay nadwada, iyadoo loogu talagalay iney ka faa’iideystaan dadka doonaya iney soo gutaan xajka sanadkan.

Culimada ayaa dadkii dhageysanayey ka dharjiyey mowduuca, iyagoo si fiican ugu kala dhig-dhigay.

Hay’adda Ixsaan ayaa dadaal ugu jirta sidii bulshada Soomaaliyeed uga haqab tiri lahayd baahiyaha ay u qabaan diintooda iyo wacyi gelin ku saabsan adduunkooda iyo aakhiradooda.

Ixsaan Media
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online