Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj oo ka tacsiyeeyey geeridii Cumar Max’ed Ciise.[Cumar Faaruuq]

September 3, 2016 - Written by Editor

IMG_0483Garoowe:-Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj Heer Puntland ,Heer Gobol iyo Heer degmaba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan qoyskii, ehelkii , qaraabadii , Bahda Golis iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxaristee Cumar Max’ed Ciise ( cumarFaaruuq) Hogaankii Ganaacsiga Ee Shirkada Golis iyo wiilkiisii Ciise Cumar Ciise, oo shil gaari ku dhintay maalinimadii jimcada.

Waxaan Eebe uga baryayaan in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo , wuxuu ahaa shakhsi kulan saday sifaad wanaagsan , bulshadu u siman tahay deeqsi ah , naxariis badan , umada u dabacsan , dulqaad badan , in badan dacwda ka shaqay naayay lagu yaqaan cibaada badan , ilaahay ha u naxariisto meela badan baa laga tebayaa Cumar Maxamed Ciise.

إنا لله وإنا إليه راجعون
اللهم أجرنا في مصيبتنا وأخلفنا خيراً منها

Mu’asasada Al-minhaaj
Garoowe, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online