Madaxweynaha DFS oo Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho (Dhageyso)

September 10, 2016 - Written by Editor

xasan1Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Shirjiraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya waxaana uu ka hadlay arimo xasaasi ah

Madaxweynaha DFS ayaa waxaa uu ka hadlay Shirka IGAD ee la filayo in uu ka furmo 13ka bisha oo ku aadan maalinta Talaadada ee soo socoda waxaa kale oo uu Madaxweynaha DFS ka hadlay wadooyinka magaalada Muqdisho oo qaar ka mid ah la xiray .

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu guul ku tilmaamay in Soomaaliya ay marti galiso Shir Madaxeedka wadamada IGAD taas oo muujineysa in dalku uu horumar sameeyey .

Madaxweynaha DFS ayaa sidoo kale ka hadlay wadooyinka Xiran ee magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in shacabka ay dulqaataan kana qeyb qaataan sugida amaanka magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Shirjiraa’id ku qabtay Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online