Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Munaasabadda Ciida ka qeyb galay Gaalkacyo.(Masawiro)

September 12, 2016 - Written by Editor

dsc_0079Gaalkacyo:-Madaxweynaha ku xigeenka Puntlan Eng C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka waxaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo kala qeyb galay munaasabadda ciidul adxaa .

Eng C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay Madaxweynaha ku xigeenka Puntlan ayaa waxaa uu ugu baaqay shacabka Puntland guud ahaan iyo kan Gaalkacyo in ay la shaqeeyaan ciidanka amaanka ee wada howlgalada looga hortagayo falalka amni xumada ah .

Madaxwayne Camey ayaa dhankale wuxuu soo hadal qaaday go,aano ay dhawaan soo saartay dawlada Puntland kana soo baxay xafiiskiisa wuxuuna sheegay in go,aankaas lagu xoojinayo sugida amaanka deegaanada Puntland cidana aan waxba loogu dhimeyn .

Dhanka kale waxaa isna goobta munaasabadda ciida ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Mudug Xassan Maxamed Khaliif wuxuuna sidoo kale ku baaqay in ciidanka amaanka lala shaqeeyo wuxuuna ka codsaday shacabka in ay is cafiyaan ayna caawiyaan dadka danyarta ah.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online