Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Faroole” Madaxweynaha DFS Xassan Sheikh caawa ayuu xilka uga eg yahay.[Dhagayso]

September 10, 2016 - Written by Editor

img_9340-300x168Garoowe:-Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa caawa waxaa uu shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaan uu uga hadlay doorashooyinka ka dhacay Soomaaliya 2016 isagoona xusay in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud uu xilkiisu ku eg yahay caawa saacadu maray tahay 12:00 habeenimo.

Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaaa caawa shirkiisa jaraa’id ku weheliyey qaar ka mid ah Golahiisa hore wasiirada waxaan uu eed u soo jeediyey Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku tilmaamay kuwo ku fashilmay arrimihii loo egmaday 4-tii sano oo ay xilka hayeen.

Dhinac kale Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa eed u soo jeediyey Madaxda Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo shir uga socdo magaalada Muqdisho isagoona ku eedeeyey in ay garab mareen Dastuurka dalka u yaal taas oo keentay is qabqabsiga ku dhex aloosan ee ku salaysan abtirsiga beeleed.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online