Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hidinya oo been abuur ku tilmaamtay in dil lagu xukumay 50 Soomaali ah
(September 27, 2016)
[nggallery id=1829] A/Cawaale Halgan.net
Guddiga doorashooyinka oo sheegay in 30-ka November ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha
(September 26, 2016)
Muqdisho:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka Sebtember 2016, waxaa la soo gabagabeeyey shir saddex (3) maalmood u socday Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyaya
Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.
(September 26, 2016)
Qardho:-Ra'isal wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhow gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar .waxaana halkaas ku soo dhaweeyey gudoomiyaha iyo
Madaxweynaha dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey Qaramada Midoobey.[Masawiro]
(September 26, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 September 2016 qasriga Madax tooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey ku-xigeenka wakiika xog-
Macalimiinta PHD wata oo ku soo biiray Jaamacada Najaax ee magaalada Burco (Masawiro)
(September 26, 2016)
Burco:-Jaamacada islaamiga ah ee Najaax oo ka mid ah jaamacadaha kala duwan ee ku yaala magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer gaar ahaan kuliyada Culuumta Shareecada islaamka ayaa waxa ay heshii
Ra’iisul wasaaraha DFS “Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed
(September 25, 2016)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India a
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka dhagax dhigaya dhismeyaal Muhiim ah (Masawiro)
(September 25, 2016)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 September, 2016 dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland, dhi
Culimada oo ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka Islamarkaana fariin u diray Odayaasha dhaqanka iyo Madaxda Soomaalida.[Dhagayso]
(September 24, 2016)
Garoowe:-Maalintii shalay ayaa culimada Soomaalyeed ee ku nool magaalada Garoowe waxaa ay khudbooyinkii Jimce ay uga hadleen masuulyadda Alle saaray qofka Madaxda ah iyagoo aad ugu dheeraaay doorashoo
Culimadii Machadka Sare Ee Ducaada Hargeysa oo Garoowe Ka bilaabay Tababaro (Masawiro)
(September 24, 2016)
Culimadii Machadka Sare Ee Hargeysa ayaa waxaa ay tababar  ka bilaaween Masjidka Al-Huda ee magaalada Garoowe ee xarunta caasimada Puntland . Ducaada ka timid  magaalada Hargeysa ayaa waxay wax k
Daawo Qaabkii loo soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif
(September 22, 2016)
Muqdisho:-Sheekh Shariif Sh Axmed Madaxweynihii hore ee DFS ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybqaatay madax saraakiil iyo dadweyne badan oo taage

« Previous PageNext Page »