Qarax ismiidaamin ah oo lagu dilay Gen. Maxamed Jimcaale Rooble (Gen Goobaale )

September 18, 2016 - Written by Editor

goobaale1Muqdisho:-Waxaa goordhow lagu dilay magaalada Muqdisho Alle ha u Naxariistee Gen. Maxamed Jimcaale Rooble Gen Goobaale Taliyaha Guutada Saddexaad Ee Ciidamada Milatariga Soomaaliya .

Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay gaarigii uu saarnaa Taliyaha Guutada Saddexaad Ee Ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen Maxamed Jimcaale Goobaale waxaana dhintay dhamaan dadkii la socday Jen Goobaale.

Waxaa weerarka lagu dilay Gen Goobaale uu ka dhacay inta u dhaxeysa Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Guulwadeyaasha ee Magaalada Muqdisho ilaa haatan ma jirto cid ka hadashay oo ka tirsan DFS.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay weerarka lagu dilay Gen Goobaale Taliyaha Guutada Saddexaad Ee Ciidamada Milatariga Soomaaliya .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online