Qareemada u doodaya Badda Soomaalia ee ka socota Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague.[Daawo Live]

September 20, 2016 - Written by Editor

cjHague:-Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa hadda si toos uga socda dood ay qareemo u doodaya Badda dalka Soomaaliya ay ku soo bandhigayaan iyadoo maalintii shalay ay dowladda Kenya ay qareemadii u doodayey ay soo bandhigeen doodooda iyagoo codsaday in Maxkamada ICJ aysan khusayn arrinta badda ee ay isku hayaan Kenya iyo Soomaaliya ee la doonayo in la sii ambaqaado heshiis dhexmaray dowladdii ku meel gaar ahayd iyo dowladda Kenya arrinkaas oo ay dowladda Soomaaliya ay ku gacan saytay.

Hoos ka Daawo dooda ay soo bandhigayaan Qareemada u doodaya Badda Soomaalia ee ka socota Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online