Rabshado Khasaaro geystay oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood

September 4, 2016 - Written by Editor

Laska1laascaanood:-Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in rabshado ka dhaceen gudaha magaalada Laascaanood ka dib markii nin shacab ah ay dileen ciidanka amaanka.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa la sheegayaa in rabshadaha ka dhacay gudaha magaalada ay ku dhinteen labo ruux oo uu mid askari yahay mid shacab.

Dadweyne careysan ayaa ka gadooday dilka qofka shacabka ah oo lagu eedeeyey in ay dileen ciidanka waxayna dadweynaha careysan gubeen gudaha  saldhiga booliska magaalada Laascaanood iyo gawaari hor taalay .

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxaa ka dhacay dilal kala duwan oo lagu beegsanayey haldoorka magaalada taas oo ay ka hadleen culumda iyo waxgaradka gobalka Sool.

Ciidanka Amaanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa isku dayaya in ay xaalada dajiyaan waxaana laga maqlayaa gudaha magaalada rasaas goos goos ah oo dhacaysa,

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online