Raisulwasaaraha DFS oo ku dhawaaqey in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 (Daawo)

September 5, 2016 - Written by Editor

cumar-1-348x170Ra`iisul wasaaraha DFS Cumar Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa sheegay in uu yahay Murashax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 ee dalka ka dhacaysa bisha November.

Shir Jara`id uu ku qabtay magaalada Muqdisho Raisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa iyo waxyaabaha uu ka qaban doono dalka hadii uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya .

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in uu khibradiisa uga faa,ideyn doono umada Soomaaliyeed hadii loo doorto madaxweynaha dalka .

Hoos ka daawo Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqey in uu yahay musharax xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 ,

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online