Shirka Madaxeedka IGAD ee ka furmay magaalada Muqdisho.[Masawiro]

September 13, 2016 - Written by Editor

qqMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa dhawaan waxaa uu furay shirki Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho ilaa intii ururka IGAD tan iyo markiii ururkan IGAD la Yagleelay 1986-kii.

Shir madaxeedkan ururka IGAD ee saaka ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti iyo wakiil ka socda South Sudan, halka Madaxweyanayaasha dalalka Jabuuti iyo Suudaan ay ka maqan yihiin shirka.

Shir 28aad ee madaxeedkan ururka IGAD ayaa waxaa looga hadli doono arrimaha amninga gaar ahaan xaalada dalka Soomaaliya iyo weliba colaada ka aloosan Koonfuurta Suudaan, iyo weliba xiriirka is kaashiga ee ka dhexeeya wadamada ku bahoobay ururka IGAD.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online