Akhriso Liiska Maamulka Galmudug uga Mid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare (Dhageyso)
October 8, 2016 - Written by Editor
Cadaado:-Waxaa Caawa lagu dhawaaqay Liiska Xubnaha Maamulka Galmudug ee u sharaxan Aqalka sare ee Baarlamaank DFS waxaana caawa Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Cadaado wasiirka warfaafinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamuud Aadan “Masagawaa”
Hoos ka Akhriso Liiska Xubnaha u Sharaxan Aqalka Sare ee Maamulka Galmudug.
[nggallery id=1843]
Halgan.net
Cadaado
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

