Akhriso Magacyada Musharaxiinta aqalka sarre ee dowlada Puntland (Cod +Video)

October 8, 2016 - Written by Editor

2Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku soo gudbiyey  liiska tartamayaasha golaha aqalka sare ee baarlamaanka DFS ee Puntland waxaana ka dhex muuqada siyaasiyiin iyo saraakiil caana oo laga yaqaan Soomaaliya .

Waxaana ka mid ah Ra’iisal wasaare Cumar Cabdrashid Cali,Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole,gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka DFS Mahad Cabdalla Cawad, iyo General Maxamed Siciid Xirsi Morgan wasiirkii hore ee G/dhiga ee Soomaaliya.

Afhayeenka Dowlada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraanjecel ) ayaa goor dhawayd usoo bandhigay warbaahinta  liiska aqalka sare ee Puntland kuwaas ay ku tartami doonaan 11 xubnood .

M_M Deeq
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online