Cali Xaaji Warsame oo sheegay sababta uu Madaxweyne Gaas uga reebay xubnaha Aqalka sare ee Puntland.[Daawo Video]
October 19, 2016 - Written by EditorNairobi:-Wasiirkii hore Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Siyaasi Cali Xaji Warsame ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Tv-ga RTN-Channel ee magaalada Nairobi waxaan laga waraystay xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan doorashooyinka 2016 iyo weliba sababta uu Madax weynaha dowladda Puntland Dr.Gaas uu uga reebay xubnaha u tartamaya Aqalka sare ee Puntland u metelaya dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirkii hore Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Siyaasi Cali Xaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyey RTN- Channel
M_M_Deeq
Halgan.net