Dr.Cali Xaaji Warsame iyo Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo ka warbixiyey kulan la qaatay Michael Keating.[Video]

October 6, 2016 - Written by Editor

largeGaroowe:-Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya dalka Michael Keating ayaa saaka soo gaaray magaalo madaxda Puntland ee Garowe, ayaa waxaa uu kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo wasiirkii hore ee waxbarasahada Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame.

Hoos ka Dhagayso shir jaraa’id ee ay wada jir u wada qabteen Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo Dr Cali Xaaji Warsame[Garooweonline]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online