Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay qoondada haweenka

October 2, 2016 - Written by Editor

logo_hayadaMuqdisho;.Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay Bayaan ay uga hadleyso xaalada dalka iyo marxalada kala guurka waxaana ay digniin cusub ka soo saartay qoondada haweenka loo qoondeeyey .

Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa uga digtay haweenka Soomaaliyeed in ay ay qeyb ka noqdaan baarlamaanka cusub ee DFS kaas oo dumarka u qoondeeyey  30%

Hoos ka Akhriso Bayaanka Hay’adda culimada Soomaaliyeed ka soo saareen qoondad haweenka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Federaalka .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online