Issimada iyo waxgaradka Puntland ee gobolka Mudug oo ku dhawaaqay gudi wada xaajood.

October 20, 2016 - Written by Editor

gaalkacyo2Gaalkacyo:-Issimada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta ay saxaafadda u gudbiyeen xubno cusub oo ka kooban ilaa 26 xub nood kuwaasi oo noqon doona gudiga wada xaajood ka Puntland ee nabadda magaalada Galkacyo.

Magacyada guddiga wada xaajoodka nabadda Gaalkacyo dhinaca Puntland

1. Nabadoon Cabdi Diiriye (Cabi Qurux)
2. Nabadoon Bashiir Maxamuud Dalmar
3. Nabadoon C/raxman Xuseen Siciid(Gaani).
4. Nabadoon Xabiib Xirsi Barre
5. Nabadoon Maxamuud Jaamac Diirshe
6. Nabadoon Mursal Xuseen Nuur
7. Nabadoon C/xakiin Cismaan Caano- Kayaabshe
8. Sh.C/raxman Salaad Diirshe
9. Nabadoon C/rashiid Sugulle Xaabsay
10. Nabadoon C/qani Maxamuud Cali Baalle
11. Nabadoon Yuusuf C/raxman Dulcad
12. Nabadoon C/laahi Kadiido Caluuke
13. Nabadoon C/Naasir Cigaal Xirsi
14.Nabadoon Xuseen Maxamuud Xirsi
15. Nabadoon C/raxiim Cismaan Aadan
16. Nabadoon C/laahi Jaamac Ciise
17. Nabadoon Axmed Saleebaan Qooje
18. Nabadoon Mursal Farasle
19. Nabadoon Qadiid Axmed Ciiraale
20. Nabadoon C/laahi Jaamac Gaani
21. Nabadoon Faarax Sanwayne
22. Nabadoon Daahir Xasan Muuse (ilka weyne)
23. Nabadoon Maxamed Xuseen Maja-case
24. Nabadoon C/laahi Aadan Daahir Indhayare
25. Nabadoon Xirsi Cali Shire
26. Nabadoon Yaasiin Cabdisamed
A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online