Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya DFS (Masawiro)
October 20, 2016 - Written by Editor
Garoowe:-Waxaa si rasmi ah loo soo gudbiyey Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland u matalaya baarlamaaka dowlada federaalka Soomaaliya ka dib markii baarlamaanka Puntland uu cod u qaaday cida ku soo baxaysa aqalka sare waxaana ay ka kooban yihiin 11 xubnood.
Hoos ka akhriso Liiska Xubanaha Aqalka Sare ee dowlada Puntland [nggallery id=1862 images=27]
1. Shukri Aadan Maxamed
2. Hodon Maxamuud Cismaan
3.Maxamud Axmed Maxamud
4. Cabdiraxman M Maxamud Faroole
5. Siciido Xasan Cismaan
6. Cabdirisaaq Cismaan Jurille
7. Cumar Cabdirashiid C Sharmarke
8. Bootaan Bare Samatar
9. Mahad Daahir Sh Nuur
10. Farxaan Cali Xuseen
11. Cabdisalaan X Maxamud Dheere
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

