Maamulka Jubaland oo soo gudbisay 8 xubnood ee Jubaland umatalaya aqalka sare
October 19, 2016 - Written by Editor
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in la doortay 8 xubnood oo u matalaya aqalka sare maamulka jubaland .
Hoos ka ka akhriso xubnaha 8 xubnood oo u matalaya aqalka sare maamulka jubaland[nggallery id=1861]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

