Madaxweynaha Galmudug oo hakiyay howlihii Golayaasha Maamulka Galmudug
October 1, 2016 - Written by Editor
Cadaado:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu gebi ahaanba ku hakiyay howlaha kala duwan golayaasha Maamulka Galmudug.
Wareegtada ayaa lagu sheegay in sababaha lagu hakiyay howlaha hey’adaha kala duwan ee Galmudug ay tahay arrimaha doorashooyinka dhowaan ka dhici doona Cadaado.
Hoos ka Akhriso Wareegtadii uu Madaxweynaha Galmudug ku hakiyey gebi ahaanba howlaha kala duwan Golayaasha Maamulka Galmudug [nggallery id=1834]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

