Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle oo loo doortay Cali C/laahi Cosoble

October 17, 2016 - Written by Editor

musharaxiirta_hirshabeele_2Jowhar:-Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku guulaystay Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle kadib codayn goor dhow lagu soo gabagabeeyey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxaa uu helay 61 cod halka uu helay Maxamed Cabdi Waare uu helay 36.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqy in Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku guuleystay Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

Waxaa haatan la gudo galay Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle waxaana ku tartamayaan Cali Guudlaawe Xuseen iyo Cali Xasan Taakow.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online