Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yusuf Dabageed .

October 26, 2016 - Written by Editor

cosobleJowhar:-Wararka haatan naga soo garay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble uu xilkii ka xayuubiyey Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yusuf Hagar Dabageed.

Madaxweynaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa shir jaraaid goor dhow ku qabtay magaalada Jowhar waxaana uu xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed isaga oo si ku meel gaar ah ugu magacaabay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online