Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas oo su,aalo adag la weydiiyey (Dhageyso)

October 29, 2016 - Written by Editor

gaas1Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa maanta furay kalfadhiga 38aad ee Barlamanka Puntland, waxaana lagu waydiiyay su’aalo adag oo ku saabsan xaaladda deegaanada Puntland

Madaxweynaha Puntland ayaa furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka Puntland ka jeediyey khudbad uu uga hadlay waxqabadka xukuumadiisa gaar ahaan amaanka ,siyaasadda,ganacsiga ,iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalada .
Intaas ka dib ayaa xildhibaanada Barlamanka Puntland waxaa ay weydiiyeen su,aalo kala duwan oo ku saabsan,

1-Mushaharka Shaqaalaha
2-Dhulka maqan ee ku jira gacanta Somaliland,
3-Socdaalka joogtada ah ee madaxweynuhu ku tagay dalka dibadiisa xili dalka ku jiro colaad.
4-Daryeel la’aanta ciidanka dowladda,Puntland ee ku dhaawacmay dagaalka ay ciidanki la galeen Al-Shabaab.
5-Maamulka Galmudug in uu dastuuri yahay
6-Mashaariicda laga hirgaliyo Puntland oo qaar ka mid ah la horkeenin baarlamaanka Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jawaabay qaar kamid ah su,aalaha halka su,aalaha kale uu ka codsaday xildhibaanada in uu si gaar ah uu ugu jawaabo.

 

Hoos ka Dhageyso su,aaalihii xildhibaanada weydiiyeen madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas.

Hoos ka Daawo su,aaalihii xildhibaanada weydiiyeen madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas


M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online