Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku tegay Baydhabo

October 4, 2016 - Written by Editor

unnamed-8-816x544Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib socdaal shaqo oo uu ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha oo ujeedka socdaalkiisa uu ahaa dardar-gelinta hawlaha doorashada, xaqiijinta qoondada dumarka ee labada aqal iyo in shacabku uu taageero hannaanka dowladnimo, ayaa intii uu Baydhabo joogay waxaa uu kulamo la yeeshay qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada, maamulka, ciidammada, siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo dhalinyarada.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan labada gole.

————————DHAMMAAD————————-

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online