Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday saldhiga Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne
(October 25, 2016)
Baladweyne:-Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaana ka dh
Madaxweynaha dowladda Puntland oo soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.[Dhagayso]
(October 24, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo oo ka soo kicitimay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso
Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Gal-Mudug oo Saaka dib uga bilowday Gaalkacyo
(October 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray hadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in uu dib u qarxay dagaal culus galbeedka fog ee magaalada Gaalkacyo halkaas oo ay isku horfadhiyeen
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(October 23, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Dhacdooyinkii ug
Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Degmada Halgan iyo Al-Shabaab oo la wareegtey.
(October 23, 2016)
Hiiraan:-Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kooxda Alshabaab ay la wareegeen deegaanka Halgan ka dib markii h
Dowlada Puntland oo Hambalyo u dirtay maamulka cusub ee Hirshabeele
(October 22, 2016)
Garoowe:-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa hambalyo iyo taageero u diray Maamulka cusub ee dhawaan lagu dhisay magaalada Jowhar ee Hir Shabeel. Hoos ka Akhriso warsaxaaf
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la yeeshay xubnaha aqalka sare ee Puntland (Masawiro)
(October 22, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha  Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22 October, 2016 quraac sharaf u sameeyey xubnaha aqalka sare ee dawla
Dagaal goordhow dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(October 22, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa goor dhawayd naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu dib uga qarxay galbeedka magaalada Gaalkacyo dagaal culus oo u dhexeeya Galmudug i
Gudiga Doorashada dowladda Federaalka Soomaaliyaa oo warsaxafadeed soo saaray
(October 21, 2016)
Muqdisho:-Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalk
Wiil Soomaali ah oo lagu dhex dilay Xabsi ku yaal magaalada London.[Daawo Video]
(October 21, 2016)

« Previous PageNext Page »