Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedeysay Dowlada Federaalka Soomaaliya .

October 11, 2016 - Written by Editor

gaalkacyoGaalkacyo:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Warsaxaafadeedka ayaa waxaa si adag  lagu eedeeyey dagaalka Gaalkacyo in ay qeyb ka tahay dowlada federaalka Soomaaliya .Dhanka kale Maamulka Galmudug ayaa dagaalada ka jira magaalada Gaalkacyo ku eedeysay Maamulka Puntland.

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa sidii kubadii ugu ciyaaraya Siyaasiyiin  Gal-Mudug iyo Puntland kuwaas oo shiiga shacabka ku gaara dano siyaasadeed waxayse su,aashu tahay shacabka Soomaaliyeed goormay caqlisan ?

Hoos ka Akhriso Puntland oo dagaalka Gaalkacyo ku eedeysay Dowlada Federaalka Soomaaliya .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online