Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalka Gaalkacyo (Daawo)

October 7, 2016 - Written by Editor

2Garoowe:– Afhayeenka Madaxtoyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa waxaa uu shir Jaraa’id ugu qabtay bahda warbaahinta  xarunta Madaxtooyada Puntland waxaana uu faahfaahin ka bixiyey iska horimaad saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Puntland.

Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa waxaa uu sheegay dagaalka saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay soo qaadeen Galmudug iyo Al-Shabaab wuxuuna shaaciyey in Maamulka Galmudug uu masuuliyada khasaaraha dagaalka uu qaadi doono.

Maamulka Galmudug ayaan wili ka hadlin eedeynta Puntland u jeedisay Maamulka Galmudug warsaxaafadeedka Puntland ayaa waxaa uu u qorna sidan.


M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online