Taliyaha Ciidanka guud ee Puntland Gen Siciid Dheere oo ka hadlay howlgalo ka socda magaalooyinka waaweyn.[Dhagayso]

October 4, 2016 - Written by Editor

Sicid-5Garoowe:-Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu shir jaraa’id uu u qabtay magaalada Garoowe waxaa uu uga warbixiyey howl-galo ay cidanka Dowlada Puntland ay ka bilowday xaafaddaha kale duwan ee magaalada Garowe . Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in magaalada Garoowe ay ka dhici doonaan shirar lagu soo xulayo Xildhibaanada Aqalka sare iyo Aqalka Hoose isagoo ugu magacdaray howl galka ka socda  Garoowe Danab 2.

Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi ayaa xusay in amniga guud ee Puntland uu yahay mid sugan wax dhib ahna aysan jirin balse lagu wargeliyey ciidamada amniga in ay foojignaan buuxa muujiyaan lana wacyi geliyo dhamaan buslhada qaybaheeda kale duwan ee Bulshada.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee uu maanta ku qabtay Taliyaha Ciidanka guud ee dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi.

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/10/shirjaraaid-jen-siciid.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online