Wareysi gaar ah: Safiirka Mareykanka ee dalka Soomaaliya.[Dhagayso]

October 1, 2016 - Written by Editor

153e5af6-887c-4262-9c1e-556f4db106bb_w987_r1_sWASHINGTON.DC :-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey laanta afka Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Stephen Schwartz, oo xalay nagu soo booqday daarta VOA-da ee magaalada Washington ayaa ka hadlay arrimo isugu jira, safarkiisii ugu horreeyey ee magaalada Muqdisho, kulan uu la yeeshay Soomaalida Mareykanka, Duqeynti uu Mareykanka uu ka geystay duleedka Gaalkacyo iyo arrimo kale.

Wareysiga oo ay qaaday wariyaheena Falastiin Axmed Iman, ayaa waxaa inoo soo koobaya Xuseyn Barre Aadan iyo Nur Hassan Nur.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/10/01/a3d22846-c8bd-47b1-bd75-457f99b96289.mp3]
Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online