Wasiirka Gaashaandhigga Jen Cabdulqaadir Cali Diini oo Ka Hadlay Colaadda Gaalkacyo (Dhageyso)

October 26, 2016 - Written by Editor

diiniGaalkacyo:-Wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini ayaa ka hadlay dagaallada qabaa’il ee maalmahan ka dhacayey magaalada Gaalakacayo.

Wasiirka, ayaa ugu baaqay labada dhinac inay ka shaqeyaan joojinta xasaradda, waxaana uu sheegay in dawladda Soomaaliya ay aad uga xun tahay colaaddaasi soo cusboonaatay.

Haaruun Macruuf ayaa ku waraystay kahdka telefoonka wasiirka waxaana uu ugu horrayn weydiiyey aragtidiisa dagaalka Gaalakacayo.

Hoos ka Dhageyso wareysi Wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini uu siiyey idaacada VOA

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online