Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr Cali Xaaji Nabad ha lagu dhameeyo colaadda Gaalkacyo.[Dhagayso]

October 8, 2016 - Written by Editor

Cali_xaji-warsameGaalkacyo:-Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame oo waxaa uu ku baaq in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug  iyo in beelaha soomaaliyeed ee degan Gaalkacyo ay ka wada shaqeeyeen nabad gelyadda  ayna a fogaadaan colaada la soo maleegayo meelo ka baxsan Gobolka Mudug s loo dhex dhigo colaad beelaha wada degan Gaalkacyo.

Hoos ka hagayso baaq nabadeed ee Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/10/cali-xaaji-.mp3]

Halkan ka Dhagayso Mp3

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online