Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka oo Hawada Soo Galay (Akhriso)

October 13, 2016 - Written by Editor

ogeysiis1Website Islaami ah oo ku saabsan Guurka ayaa markii ugu horeysay waxaa hergaliyey ducaad iyo culumo ka tirsan Musasat Al-Karam waxaana loogu talo galay in looga hortago guur la,aanta baahsan ee ku habsatay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

Mareegtan Islaamiga ee Cusub ayaa waxaa la yiraahdaa Guurkayga hoos ka daalaco Ujeedada iyo Hadafka iyo Yoolka website Islaamiga ee Guurkeyga  Halgan ka Eeg Website Cusub ee Guurka


Ujeeddada website Islaamiga ee Guurkeyga
http://guurkayga.com/

Boggan waxaa loogu talo galay sidii loo fududeyn lahaa Guurka Sharciga ah, isla markaana looga qayb qaadan lahaa Faafinta Guurka loona yarayn lahaa Guur la’aanta taas oo qayb lixaad leh ka qaadata Faafida Sinada iyo xumaanta, iyadoo Guurkayga uu kuu sahli doono in aad la Xidhiidho Geyaankaa si Sharciga waafaqsan.

Hadafka iyo Yoolka website Islaamiga ee Guurkeyga .http://guurkayga.com/

Waa in la helo meel ka mid ah meelaha ay Bulshadu ku kulanto oo Islaami ah, isla markaana ay kaga maarmi karaan in badan oo Bulshada ahi Baraha Bulshadu ku kulanto ama Telefoonada lagu wada sheekaysto ee laga yaabo in ay sababaan Xumaan ka dhalata Been iyo Khiyaamo la isugu sheego,Waxaa kale oo ka mid ah Ahdaafta uu xambaarsan yahay bogani In laga qayb qaato dhismaha Qoysas xalaal ah si loo badiyo ummada Islaamka ah iyadoo la fulinayo Amarkii Rasuulka csw.(( تزوجوا الودود الولود فإني مكاثر بكم الأمم))

Maamulaha Website Guurkeyga kala xidhiidh:
Tell: 0634118581
0659165855
WhatsApp
+252-63-4118581
Email Address
info@guurkayga.com

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online